Sort:  

Heestaan wax kale waaye 👌

old is gold aboo, heesahi hore dhan Wax la tuuro ma lahan dhamaantood xaaga taanii waaye, ani iyaga lee dhageestaa

Duqnimo lee ky gaartay Hehehe heesaha hore dadkii hore lee dhageesto so adiga dadki hore aa ka dambeesaa

May saas ma ahan Sheekh, Dad Waa dadki hore hadalna Waa midkeey yiraahdeen, xikmada Hada wey sii xumaanoosaa taasaa sababtay in wixi hore ay gold Yahiin

Coin Marketplace

STEEM 0.28
TRX 0.13
JST 0.032
BTC 65860.84
ETH 3017.19
USDT 1.00
SBD 3.70